Qaabkee ayaan uga qeyb qaadan karaa?
Caruurta yar yar ee bilowga ah waxaan u bilownaa sidii ay marka hore u baran lahaayeen higaada . Quraana uma bilowno ilaa ay higaada imtixaankeeda ku baasaan caruurta quraanka gaartay waxaan wax ku barnaa qaab online ah.
waxay ku xiran tahay waxa aad rabto inaad barato iyo qaabka aad u qaadanayso koorsooyinkla la soo xiriir maamulka faahfaahin dheeraad ah..
Haa waan leenahay waxaana dhici karta in wax kharash ah lagaa qaadin hadii shuruudaha aad buuxiso la soo xiriir maamulka wixii faahfaahin ah.
Qaabkee u isticmaalaa koorsooyinka online-ka
Hadii aad is diiwaan geliso ka dib magacaaga iyo e-mailkaaga ma badeli kartid, la soo xiriir maamulka si ay kaaga caawiyaan wixii dhibaato ah oo jira
waxaad xaq u leedahay inaad joojiso ama hakiso koorsoouinkii aad qaadatay sanadka dhexdiisa laakiin waa in aad maamulka soo ogaysiisaa laba bilood ka hor inta aadan joojinin . marlabaad hadaad doonto inaad is diiwaan geliso waxaad bixinaysaa kharashka is diiwaan gelinta.
waad bedeli kartaa paaswordkaaga hadii aad ilowdo ama aad ka shakiso in qof kale isticmaalayo accounkaaga si fudud u taabo waan iloobay paaswordkaygii ka dibna raac talaabooyinka.
Wax su'aal ah hadaad qabto na soo wac maalin kasta inta u dhaxaysa 10:00-18:00
Qaad talaabooyinkaan
wada akhri su'aalaha iyo jwaabaha meesha ku qoran hadii aaad weydo jawaab ku qancisa qaad talaabooyinka hoos ku qoran.
