FAAH-FAAHINTA KOORSADA
Koorsadan waa koorsada aas-aasiga u ah barashada akhriska iyo qoraalka luqada carabiga, waa buuga ugu horeeya ee ardaygu ka bilaabayo marka uu iska diiwaan geliyo inuu yahay arday bilow ah.
SHAHAADADA
buugaan ardayga marka uu dhameeyo wuxuu helayaa shahaado wuxuuna u gudbayaa buuga koowaad.
MAXAA LAGU BARANAYAA KITAABKAN
- Barashada xuruufta hijaa’iga ee luqada carabiga!
- Xifdinta muuqaalka xarafka iyo in loo qoro si sax ah.
- Barashada xuruufta wax lagu daro iyo kuwaan lagu darin.
- Barashada kala xaarida xarfaha dhawaaqoodu isku dhow yahay iyo sida saxda ah ee loogu dhawaaqo.
- Barashada xuruuftii hijaa’iga ahayd oo fatxo ama kordhig saaran yahay.
- Barashada isku xirka laba xaraf iyo qaabka ay isugu xirmaan .
- Tababar ku saabsan yeeriska xarfihii uu soo bartay.
- ugu dambayn ka qaadista Imtixaanka Buuga.
Course Features
- Lectures 34
- Quiz 0
- Duration 2 hours
- Skill level All levels
- Language Arabic
- Students 168
- Certificate Yes
- Assessments Yes