FAAHFAAHINTA KOORSADA
Koorsadaan wuxuu ardaygu ku baranayaa siirada nabiga scw qeybaha aasaasiga ah ee qof walba inuu ogaado ay tahay.
dhab ahaantii caalamka manta wuxuu noqday hal tuulo oo kale waxaad moodaa in shayga hadda soo baxaa uu caalamka oo dhan si fudud ku gaarayo.
qof walbaa wuxuu leeyahay qof uu ku daydo oo u ah qudwo, qaar badan oo jiilka muslimiinta ah waxaa qudwo u noqday dad aan ilaahay rumaysnayn sida ciyaartooy fanaaniin iwm
anaga waxaa qudwo noo ah hadaan anahay dad muslimiin ah nabigeenii suubanaa maxamed scw isagaana nala faray inaan ku dayanod.
SHAHAADADA KOORSADA
Ardayga marka uu dhameeyo koorsadaan waxaa laga qaabayaa imtixaan hadii uu ku baasana waxaa la siinayaa shahaado.
MAXAAN KU BARANAYAA KOORSADAA?
- Koorsadan waa kooso loogu tala galay ilmaha yar yar 6-9 sano waxaana ku baranayaan.
- Abtirka nabiga SCW
- Meesha uu ku dhashay iyo sanadkii uu dhasahy.
- Yaa soo nuujiyay nabiga scw
- Qaabkii uu ahaan intaan nabigeena scw aan nabi laga dhigin dhaqankiisii caruurnimo
- Yaa soo koriyay markay hooyadiis dhimatay.
- Sidee bay ku bilaabatay dacwada islaamku.
- Siday qureysh uga hortimid dacwada nabiga scw
- Qaabkuu ula dhaqmi jiray nabigu scw Dadka ay is khilaafsan yihiin.
- Dhibaatadii la marsiiyay saxaabadii nabiga scw rumeeyay.
- Iyo duruus kale oo goos goos ab.NB: Mararka qaar waxay daawanayaan siirada nabiga scw oo maqal iyo muuqaal ah.
Course Features
- Lecture 1
- Quizzes 5
- Duration
- Skill level Beginner
- Language Arabic
- Students 53
- Certificate No
- Assessments Yes